
XOG – Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaadaya duqa Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Xog gaar ah oo ay heshay Warbaahinta Shabelle ayaa muujinaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo in uu xilka ka qaado Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada …